Tartamada Isboortiga oo la joojiyey & Wasiirad Khadiijo oo War soo saartay (Akhriso)

Wasaaradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dowlada Soomaaliya ayaa joojisay guud ahaan tartamada ciyaaraha kala duwan ee dalka si looga hortago faafitaanka cudurka Coronavirus oo caalamka dhibaato ku haya. Wareegto ay soo saartay wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukuumada Somalia ayey ku sheegtay in muddo 15 maalmood ah la hakiyey ciyaaraha ka socda garoomada. Talaabadan ayaa … Continue reading Tartamada Isboortiga oo la joojiyey & Wasiirad Khadiijo oo War soo saartay (Akhriso)